Daawo Sawirrada Weerarkii Cagta Lagu Mariayay Xeryaha Baarsanguuni.
Maktabka warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhow baahiyay sawirro laga soo qaaday xeryihii Baarsanguuni ee maanta lagala wareegay ciidanka DF iyo kuwa Jubbaland.
Sawirrada ayaa bannaanka soo dhigaya jabka gaaray ciidamada DF iyo xaqiiqda dagaalkii saaka ka dhacay Baarsanguuni. DF ayaa sheegtay iney isdifaaceen ciidamada lagala wareegay xeryahan.
Kiiyaan iyo marakan gurigaaga hakuguba waa akhmaqnimo.
Walaalkaa Hague diro asna haseexdo badownimo.diinta usu keentay Turki ,maykan, kenya, ugandha iyo xaaraan xaaraan dhashay oo dhan oo murtadiintu galeen waa tee.alshaab waa owliyo Allah. Alshab waa xalaal. Alshabaab waa rag suubanaha rumeeyey.Alshabab waa rag muslimiin xag ah oo dhimnaya sharciga waxii duulan ku ah dila.
Muqtada dila dila, dabadhib dalka maleh,dhiig malah, nasal maleh.