Dagaalyahan Kasoo Jeeda Kenya oo Kamid Ahaa Raggii Weeraray Xarunta Gobolka Banaadir (Dhageyso)

Warbaahinta Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay dardaaranka Subeyr Al-muhaajir oo kasoo jeeda dalka Kenya kaasoo kamid ah raggii gudaha u galay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Subeyr ayaa kasoo jeeda Manjango wuxuu muddo kamid ahaa Xarakada Al-Shabaab kadib markii uu kasoo haajiray dalkiisii, wuxuu ahaa barbaar muslim ah oo kusoo koray nacaybka gaalada.

Andalus ayaa horey u baahisay dardaaranada 2 dagaalyahan oo kasoo kala jeeda Daa’uud Abgaal iyo Saleemaan/habargidir, wuxuuna Subeyr noqonayaan dagaalyahankii sadaxaad ee qeybta ka ahaa weerarkii xarunta gobolka Banaadir.

Halkan Ka Degso Subeyr almuhaajir HQ Banaadir

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.