DEG DEG: Al-Shabaab Oo Soo Bandhigtay Sawirrada Weerarkii Sabiid
Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow baahiyey sawirrada weerarkii cagta lagu mariyay saldhigyadii ciidanka DF ee degaanka Sabiid ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Sawirada la baahiyay waxaa ka muuqanaya ciidamada Mujaahidiinta oo si buuxda ula wareegay gacan ku heynta sardhigyada la weeraray iyo meydadka askarat DF oo halkaasi daadsan, sidoo kale waxaa lagu arkayaa sawirada Mujaahiddinta oo gacanta ku dhigay gaadiid dagaal oo ciidanka DF xeryadaasi ku yaallay.
Hoos Ka Daawo Sawirada oo Dhameystiran.