Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 19-07-1444.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-07-1444, oo waafaqsan 09-02-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.