Dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 15-07-1444,
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-07-1444, oo waafaqsan 05-02-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir
Halkan ka dhagayso barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 05 02 2023