Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Shirka Dowladaha Safka Hore.

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu falanqeeyey shirkii uu dhawaan Xassan Sheekh Muqdisho kula qaatay dowladaha safka hore, waxa uu barnaamijku xambaarsan yahay xogo badan oo shirkaasi ku saabsan.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 03-02-2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.