Dhageyso Diiradda jimcaha oo looga hadlay dhibaatada DF ku hayso dadka ay ku duushay iyo kuwa ay maamusho.
Barmaaijka Diiradda Jimcaha ee Todobaadlaha ah kana Baxa Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa maanta waxaa looga hadlay dhibaatooyinka Dowladda federaalku ku hayso dadka ku dhaqan meelaha ay duulaanka ku tagtay bilihii la soo dhaafay.
Sidoo kale waxaa barnaamijka lagu falanqeeyya Lo’dii qaarkeed Irmaan ahaa ee ay ka xoogtay dadka Muqdisho ku dhaqan kadibna qalatay iyadoo ku mar marsiyooneysa in ay nadaafadda caqabad ku tahay.
Qaar ka mid ah indheer garadka Gobalada dhexe iyo Shabeelaha dhexe ayaa Barnaamika ku marti ah si qota dheer ayayna uga hadlayaan waxyeelada ay geysatay Dowladda Federaalka ah.