Dhageyso Sh/Abuu Muscab oo Faahfaahiyay Dagaaladii Waaweynaa Ee Maanta Dhacay.
Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaallo iyo hawlgallo maanta ka dhacay gobollo kala duwan oo ay kamid yihiin Sh/hoose, Hiiraan iyo Jubbada Hoose.
Shirka Jaraa’id ayaa xambaarsan xog badan oo la xariirta khasaaraha dagaalada.