Dhageyso Waaliga Sh/hoose oo Ka Warbixiyay Dagaalkii Sabiid.

Waaliga wilaayada Sh/hoose Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan ayaa faahfaahin ka bixiyay weeraro ay saaka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen labo xero oo askarta DF ku lahaayeen degaanka Sabiid oo u dhow degmada Afgooye.

Isagoo u waramayay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu xaqiijiyay geerida ku dhawaad 40 askari oo kamid ah ciidamada DF iyo furasahda hub iyo gaadiid kala duwan.

Waaliga ayaa qeybaha dambe ee wareysiga baaq u diray bulshada iyo ciidamada DF.

Halkan Ka Degso Wareysiga Waaliga Sh Hoose 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.