Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 12-07-1444, oo ku beegan 03-02-2023, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkaan ka dhegeyso barnaamijka_ Tarbiyada_Caruurta _ 03 02 2023