DHEGEYSO Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Xarunta Macawisleyda ee Muqdisho
ehelada Mooryaan Bariga Hiiraan lagu soo dhaawacay kadibna lagu laayay Guri Qarsoodig ah oo Muqdisho deganaayeen ayaa saaka aad u walaacsan iyadoo Meydadka la kala riseyanayo.
Weerar ay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ku qaaday Dhismaha oo ku yaal Degmada Cabdii Caziiz ee Magaalada Muqdisho bilowdaydayna Shalay ayaa Xalay Sakh dhexe soo gaaray waxaana War saxaafadeed horu dhac ah ahaa Shalay Galab Xarakadu ku sheegtay in ay dishay in ka badna 70 Mooryaanta Macawisleyda ah.
dhaqtartii daweynayay Mooryaantaan oo asna Bariga Hiiraan ka soo jeeda ayaa la sheegay in uu ka mid yahay kuwa la dilay
Khasaare ayaa soo gaaray Ciidanka Dowladda Federaalka ah oo weerar ku qaaday Goobta layntu ka socatay oo ay ku jireen rag ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.
Tilayaha Ciidaamda Gaarka ah ee Haram cad ayaa la xaqiijiayay in uu dhaawac yahay
hadaba halkaan ka dhegeyso War bixin ka hadleysay xaaladihii u dambeeyay ee weerarkaan ar
Halkaan ka dhegeyso Warbixin ka hadlee weerarkii Macawisleyda Muqdisho la keenay