Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 14-07-1444, oo ku beegan 05-02-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.