Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 15-07-1444, oo ku beegan 06-02-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.