Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 29-07-1444, oo ku beegan 19-02-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya C/laahi Soomaali