Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 08 08-1444, oo ku beegan 28-02-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali