Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 02-08-1444, oo ku beegan 22-02-2023, Warka Subaxnimo waxaad ku maqli doontaa wararkii ugu dambeeyey ee howlgalkii Magaalada Muqdisho waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.

Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 22 02 2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.