Faahfaahin: Ergay Lagu Dilay Muqdisho Iyo Howlgallo Kale (Dhageyso).

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacaduhii la soo dhaafay waxay howlgallo isugu jira qaraxyo, dilal qorshaysan iyo weeraro toos ah ka fuliyeen gobollada Banaadir, Shabeellada Dhexe iyo Jubbada Hoose.

Howlgal gaar ah oo xalay ka dhacay suuqa weyn ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayay rag hubeysan oo Al-Shabaab ka tirsan waxay ku dileen Mustaf Maxamed Cabdullaahi oo ka mid ahaa ergada soo dhistay xildhibaanada DF qeybta Hirshabeelle.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta ayaa xalay iyo shalay waxay weraro toos ah iyo qaraxyo ka fuliyeen magaalada Muqdisho, duleedka degmada Aadan Yabaal iyo degaanada Qaamqaam iyo Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo.

Halkaan Ka Dhageyso Faahfaahinta Howlgaladaasi.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.