Faahfaahin: Saraakiil Macawisley Ah Oo Lagu Laayay Dagaallo Ka Dhacay Hiiraan.
Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaallo maalmo ka hor degaanka Afcad ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray ciidamada Al-Shabaab iyo maleeshiyaatka Macabisleyda.
Xogta ayaa ku saabsan magacyada iyo xilalka saraakiil Macawisley ah oo dagaaladaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday.
Magacyada Saraakiisha dhimatay:
1-Axmed Maxamuud Sabriye oo ku magac dheeraa axmed qarax hogaamiye macaawisley ah.
2-Cadaan Cumar Cadow Jiis waa sarkaal macaawisley ah oo horjoogayaashooda ka mid ahaa.
3-Muumin Muxumad Barqadle Horjooge Macaawisley ah.
4-Cabdi Salaad C/llaahi Maxamuud Xaadle Horjooge Macaawisley ah.
5-Cabdi Yuusuf Cabdi Jiis Horjooge macaawisley ah.
6-Cabdi Guudey Faarax Barqadle Horjooge Macaawisley ah.
7-Maxamed Faarax Unturow Horjooge Macaawisley ah.
8-Maxamed Dhabareey Horjooge Macaawisley ah.
9-Shariif Muumin Cabdi Horjooge Macaawisley ah.
Magacyada Saraakiisha dhaawaca ah:
1-Mire Xasan Lugoole Horjooge Macaawisley waana sarkaal weyn waa beesha Xasan Muuse ee Xawaadle
2-Nuur Xasan Waasuga Nuur Dayax Horjooge Macaawisley waa beesha Xasan Musue ee Xawaadle.
3-Caruud Cumar Ganeey oo ku magac dheer Caruud Toox Horjooge Macaawisley waana sarkaal weyn waa beesha Xasan Muuse ee Xawaadle.
4-C/llaahi Guure Dhageey Horjooge Macaawisley ah
5-Cabdi Cumar Cilmi Horjooge Macaawisley ah.
6-Xuseen Maxamed Geedi xuseen Dalaal Horjooge Macaawisley ah.
7-Bishaar Geel Laqe Horjooge Macaawisley ah.
8-Cusmaan Yuusuf Cariif cusmaan Saarsade horjooge macaawisley ah.
9-C/llaahi daba iri horjooge macaawisley ah.