Koba ku tukade “Dadkaan hadda Cirka dayaya Cirka Allaah oo ay ku caasiyeen baa jira”
Waaliga Shabeelaha dhexe Sheeh Yuusuf Sheekh Ciise Kobo ku tukade ayaa dhawaan ka dul khudbeeyay Maydadka Askar ka tirsanaa Dowladda Federaalka kuwaasoo lagu laayay Deegaanka Daaru nicma ee Gobalka Shabeelaha dhexe.
sodomeeyo askeri oo ka mid ahaa kuwii lagu soo tababaray Dalka Eritrea ayaa meydkadkoodu is barkadeen Markii Ciidamada Alshabaab toogteen waxaanuu kobo ku tukade sheegay in askartaan iyagoo nool uu ugu baaqay in ay Towba Keenaan hubkana ay lacag ugu bedelayaan laakiin ay taladiisa diideen dhaxalkuna uu noqday in maarta lagu dhoobo sidaana ay ku dhintaan.
wuxuu sheegay in ay yihiin niman Allaah ku caasiyay Aakhirana ay cadaabka Allaah kula kulmayaan Maadaama la dilay iyagoo Shareecada Islaamka la dagaalamaya.
Asigoo dul taagan maydad afkooda iyo indhahoodu kor u jeedaan ayuu Kobo ku turkade yiri
“Dadkaan hadda Cirka wada dayaya Cirka Allaah oo ay ku caasiyin ba jira”
Dhegeyso Waaliga Shabeelaha Dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh.Ciise