Sarkaal Katirsanaa C-I-A-da Mareykanka & Askari Oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Magaalada Muqdisho.

Howlgal qorsheysan oo goordhaw Mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho waxey ku dileen sarkaal ka tirsanaa C-I-A-da Mareykanka, Murtadkaas oo lagu magacaabi jiray Isxaaq maxamed yarow oo ku magacdheeraa Sandheere.

Sarkaalkan waxa uu sirdoonka Mareykanka u qaabilsanaa in uu jawaasiis ka shaqaaleysiiya Wilaayaatka Islaamiga.

Mujaahidiintu waxey dhowr jeer qabteen oo goobo fagaarayaal ah xaddu Riddah lagula fuliyay tiro jawaasiis ah oo sarkaalkan uu shaqaaleysiiyay.

Mujaahidiintu Muddo ayey ku daba jireen sarkaalkan ay caawa ku dileen degmada Dharkenley.

Isla Banaadir howlgal qorsheysan oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxey ku dileen askari lagu magacaabi jiray Mad Keyr kaasi oo ka tirsanaa ciidanka DF qeybta lagu soo tababaray dalka Eretariya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.