Sawirro: Wilaayada Sh/hoose oo Suuq Cusub Ka Furtay Kurtunwaarey.

Wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose ayaa suuq cusub ka furtay degmada Kurtunwaarey, suuqan ayaa kamid ah suuqyada laga helo hilibka iyo qudaarta. Dadka degmada gaar ahaan ganacsatada ayaa soo dhaweeyay mashruucan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.