Daawo Al-kataa’ib Oo Baahisay Xalqada Koowaad Filim Cusub Oo Documentary ah.

Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa baahisay qaybta koowaad filim Documentary ah oo cinwaan looga dhigay “Fadarhum wamaa Yaftaruun”. kaas oo ka kooban laba xalqo, waxaana lagu burinayo beenta warbaahinta cadowga laguna soo bandhigaayo ujeedka uu cadowgu ka leeyahay diyaacaadka ka dhanka ah Mujaahidiinta.

Xalqada koowaad ayaa si gaar ah u dul istaagaysa warbaahinta, waxaana lagu soo gudbinayaa halka ay salka ku hayaan dicaayadahaas, halka shisheeyaha iyo kuwa dabadhilifyada ah ay ka dhimbil qaadanayaan, diraasaatkooda iyo warbixinadooda ictiraafaatka ku xusan ee ku aadan in la adeegsado warbaahinta iyo culimaa’u suuga si sumcad dilo Jihaadka iyo Jihaadiyiinta.

Halkaan ka degso Filimka oo ah mid xiiso badan.
Ama toos u daawo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.