Daawo Al-Shabaab Oo Filim Xiiso Badan Ka Soo Saaray Dagaalkii Janaay Cabdalle.

Channelka Kataa’ib Al-khbaariyah ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagusoo bandhigayo khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland kasoo gaaray weerarkii maalmo ka hor ka dhacay degaanka Janaay Cabdalla.

Filimka oo ah mid aad u xiiso badan ayaa soo bandhigaya qaabkii uu udhacay weerarkii cagta lagu mariyay saldhigii Janaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Filimka ayaa ugu horrayn soo bandhigaya qarax culus oo lagu daahfuray weerarka iyo ciidamada Al-Shabaab oo u daadanaya difaacyada saldhigga, iyagoona dagaal kooban ka dib ay u soo gashay inay la wareegaan gacan ku haynta saldhiga kadib markii ciidankii halkaas ku sugnaaa ay u qeyb sameen wax dhimasho iyo dhaawac noqday iyo kuwa naftooda kala cararay goobta

Muuqaalka oo ah mid aad u xiiso badan islamarkaana ladaawan karo 15 daqiiqo iyo qadar 55 ilbiriqsi ah ayaa waxaa lagu arkayaa meydadka ciidanka oo daadsan gudaha xerada iyo gaariid badan oo lala wareegay

Sidoo kale waxaa muuqaalka lagu daawan karaa askar maxaabiis ah oo xog dheeraad ah ka bixinaya duullaankii ay ku qaadeen Janaay Cabdalle.

Halkaan Ka Degso Filimka Oo ah Mid Xiiso Badan.

Ama Halkaan Ka Daawo Filimka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.