Daawo Filim Cusub Oo Laga Soo Saaray Weerarkii Shalay Ka Dhacay Baar-sanguuni.
Kannaalka wararka ee Al-kataa’ib Al-ikhbaariyah ayaa baahiyay filim xiiso badan oo lagu soo bandhigay weerarkii cagmarinta ahaa ee shalay ciidamada Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga askarta Jubbaland ee deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismayao ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Filimkaan oo la daawan karo qadar ku dhawaad 6 daqiiqo ah ayaa lagu soo bandhigayaa qaabka uu u dhacay weerarkii shalay lagu xasmiyay xerada ciidanka maamulka uu hogaamiyo Axmed Madoobe islamarkaana lagu dilay 27 askari oo 5 kamid ah ay saraakiil yihiin sidoo kale lagu dhaawacay 15 kale.
Halkaan Ka Degso Filimka Cusub.
Ama
Si Toos ah Hoos Kaga Daawo Filimka.