Daawo Qeyta 2-aad Ee Isdaarka Documentary Ah (Fadarhum Wamaa Yaftaruun).
Goor dhow Mu’assasada Al-kataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxay baahisay qaybta 2-aad ee filimka Documentary ah oo cinwaan looga dhigay “Fadarhum wamaa Yaftaruun”.
Qaybtan 2-aad waxaa diiradda lagu saarayaa sida dowladda reer galbeedka ay wadaad xumashaayaasha ugu adeegsadaan dagaalka ka dhanka ah diinta Islaamka iyo ehelkeeda iyo halka ay ka soo hindiseen inay dagaalka u isticmaalaan culimaa’u suuda u faafiya diyaacadahooda ka dhanka ah Mujaahidiinta.