Daawo Sawirrada Multaqo Ballaaran Oo Ka Dhacay Degmada Saakow Ee Jubada Dhexe

Qaar kamid ah degaanada ay maamulaan XMSH waxaa tan iyo doraad kasocday kulamo  waaweyn oo lagu soo dhaweynayo guushii ballaarneyd ee laga gaaray ciidamada maamulka Jubaland kadib dagaal xasmin ah oo  ka dhacay degaanka Janaay Cabdalla ee duleedka Kismaayo.

Mid kamid ah kulamadan loogu dabaal dagayo weerarkaas ayaa ka dhacay magaalada Saakow ee Jubada dhexe, waxaana fagaaraha Daariq Bin Ziyaad ee bartanka magaalada isugu soo baxay boqolaal dadweyne ah oo isugu jira rag iyo dumar.

Dadka xaadiray fagaaraha ayaa ku faraxsanaa ciidankii Jubaland looga laayay Birta dheer ee duleedka Kismaayo, iyadoona goobta laga jeediyay kalimaad bogaadin loogu dirayay Mujaahidiinta Al-Shabaab hogaankooda iyo askartooda.

Culimo waxgarad iyo qeybo kamdi ah dumarka magaalada ayaa fagaaraha Daariq dadka kula hadlay.

 

Hoos ka dhageyso Codadkii laga jeediyay fagaaraha Daariq Binu Ziyaad ee Saakow.

Haweenka ku dhaqan degmada Saakow

Hoos ka daawo Siwirrada laga soo gaaday fagaaraha uu Multaqaha ka dhacay.  

 

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.