Daawo Sawirrada Wixii Shalay Ka Dhacay Degaanka Janaay Cabdalla Ee J/ Hoose.

Mu’asasada Alkataa’ib ee garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay deegaan katirsan gobolka Jubbada Hoose.

Sawirrada lafaafiyay ayaa muujinaya ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la wareegaya gacan ku heynta saldhigga ciidanka maamulka Jubbaland ee degaanka Janaay Cabdalla ee duleedka magaalada Kismaayo.

Sawirrada ayaa lagu arkayaa gaadiid dagaal iyo saanado hub ah oo ugacan galay Mujaahidiinta, sidoo kale waxaa sawirrada lagu daawan karaa meydadka tobanaan askari oo lagu dilay weerarkii shalay dhacay.

Aqoonsiyada saraakiil katirsan madaxtooyada Axmed Madoobe ayaa ka muuqanaya sawirrada ay Alka’taa’ib faafisay.

Halkaan ka dego sawirrada oo  RAR ah.

Ama si toos ah hoos ka daawo sawirradda.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.