Daawo Wixii Shalay Ciidanka Gor-gor Ku Qabsaday Degmada Ruun-Nirgood (Sawirro)

Mu’asasada Alkataaib ayaa hadda baahisay sawirrada weerarkii shalay lagu gumaaday ciidanka DF, kaas oo waabarigii hore ee shalay ka dhacay degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana lagu dilay in ka badan 50 xubnood oo isugu jiray saraakiil iyo ciidan.

Sawirrada ayaa muujinaya meydadka askarta Turkigu uu ku shaqeyso ee Gor-gor oo bilqan gudaha saldhiga la weeraraay iyo ciidamada Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegay saldhiggii ciidanka, sidoo kale sawirrada waxaa lagu arkayaa gaadiidkii ciidanka DF u yaallay xerada oo halkaas ku bas-beelay kadib markii ay Mujaahidiintu dab qabadsiiyeen

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dab qabadsiiyay guud ahaan saldhigga ka hor inta aysan halkaasi isga bixin sida lagu arkayay sawirradda la baahiyay.

Hoos ka daawo sawiradda

You might also like
1 Comment
  1. Shooter yare says

    Nin Allah lajiro miyaa laga rayn karaa. Nin wadankiisii loogu yimid miyaa lagarayn karaa. Jeego xiir waa jabay. Ciyaal 200 dollar hooyadii siistay iyo walashii iyo gabdhaha soomaliyeed oo wuxuu ku dambay duurka iyo daqsiga.

Leave A Reply

Your email address will not be published.