DEG DEG: Weerar Cagmarin Ah Oo Lagu Qaaday Saldhig DF Ku Leedahay Sh/Dhexe.

Ciidamo aad u qalabeysan oo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waaberigii hore ee saaka weerar culus ku qaaday saldhig ciidanka uu Turkiga soo tababartay ee Gor-gor ay ku leeyihiin degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeellaha Dhese.

Weerarka oo ahaa mid aad u culus ayaa dhaliyay in cagta la mariyay askartii Gor-gor ee halkaas ku sugneyd, islamarkaana ciidamada Mujaahidiinta ay si buuxda ula wareegaan gacan ku heynta sardhiga iyo degmada Ruun-Nirgood.

Warar horudhac ah oo la helayo waxay ku waramayaan in uu jiro khasaare naf iyo maalba leh ee gaaray ciidankii la weeraray, sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta waxay dagaalka kusoo furteen hub iyo saanad ciidan oo fara badan.

Lasoco wixii faahfaahin ah Insha’Allah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.