Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 01-09-1444.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-09-444H. oo waafaqsan 22-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.

Halkan ka dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 22 03 2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.