Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 04-09-444H.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-09-444H. oo waafaqsan 25-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.