Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 07-09-444H.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-09-444H. oo waafaqsan 28-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.