Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 25-08-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 25-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 16-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.