Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 27-08-1444H.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 18-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.