Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 28-08-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 19-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.