Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 30-08-1444
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-Shacbaan-1444H. oo waafaqsan 21-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.