Dhageyso: Dardaaranka Dagaalyahan Kasoo Jeedo Burundi Oo fuliyay Camaliyaddii Janaay Cabdalle.

Dnayizeye Isxaaq Khaalid [Showkaani] oo kasoo jeedo dalka Burundi ayaa howlgal nafhurnimo ku daah furay weerarkii Janaay Cabdalle ee 7dii bishan Maarso ka dhacay gobolka Jubbada hoose.

Showkaani wuxuu ka dhashay qowmiyadda Huutiga ee degta bartamaha qaaradda Afrika, wuxuu halganka Jihaadka Soomaaliya kusoo biiray 7 sano ka hor.

Dardaarnka Dnayizeye ayaa laga baahiyay Idaacadda Andalus ee afka xarakada Al Shabaab ku hadasha, dagaalyahanka ayaa dardaarankan uga warramaya arrimo badan.

Halkaan Ka Dhageyso Tarjamada Dardaaranka Istish-haadi Showkaani.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.