Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 05-09-444H
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-09-444H. oo waafaqsan 26-03-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.