Dhageyso: Kalimad Cusub Oo Uu Jeediyay Sh-Khubeyb As-Suudaani Oo Kamid Ah Hogaanka Mujaahidiinta Al-Qaacida Ee Jaziiratul Carab.

Mu’assasada Al-Malaaxim garabka Warbaahineed ee Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah ayaa baahisay Kalimad muuqaal ah oo uu Jeedinayo Sheykh Khubeyb As-Suudaani oo kamid ah hogaanka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab.

Kalimadda oo soconeysa qadar 20 daqiiqo iyo sikinno ah ayaa waxaa ciwaan looga dhigay, “Carab waxay la hagootay shar ku soo dhawaatay” ayuu Sheekhu kaga hadlay isbadalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Jaziiradda Carabta, iyo sida ay gaaladu ugu sii luga fidsanayaan Mandiqadda.

Kalimadda Sheykh Khubeyb As-Suudaani ka hor waxay Al-Malaaxim soo bandhigeysaa goos goos yar oo ku lifaaqan Kalimadda Sheekha kuna saabsan sida ay gaaladu xarumaha mellatari iyo xafladaha fasaadka ah uga hir galiyeen Jaziiratul Carab, taas oo ay xukaamta Carbeed ku bixiyeen Balaayiin Dollar, iyadoo taa cagsigeeda lasoo bandhigayo dhibaatada ay wajahayaan dadka Muslimiinta ah ee ku nool dhulkaan Barakeysan, iyo sida ay xukaamta Khawanada ah indhaha uga laabteen arrimaha Muslimiinta.

Halkaan Ka Dhageyso Tarjamada Kalimadda Sheykh Khybeyb As-Suudaani

Kusoo Biir Telegramka Al-furqaan.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.