Dhageyso: Tarjamada Xalqada 03-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 3-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.

Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 3-aad ayaana ah “Farriin Ayaa Kuu Timid”

Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-3aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.