Dhageyso: Tarjamada Xalqada 04-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 4-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.

Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 4-aad ayaana ah “Qur’aanka Waa Xariga Allaah”

Halkaan Ka Dhageyo Bil Qur’aani Naxyaa Q-4aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.