Dhageyso: Tarjamada Xalqada 01-aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.
Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 1-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 1-aad ayaana ah “Fahamka Qur’aanka Kariimka Waa Nicmo”.
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-1aad Dr-Iyad Qunaibi