Dhageyso: Xalqada 10-Aad Duruus Ku Saabsan Bisha Ramadaan.(Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf)

Waxaa maalmo kooban inooga harsan bisha barakeysan oo Ramadaan oo ah bil cibaado oo fadli badan.

Haddaba si aan uga faa’iideysano fadliga bishaas barakeysan, waxaan idiin soo gudbineynaa muxaraadaad taxane ah oo uu soo jeedinayo Shekh Fu’aad Maxamed Khalaf, kuwaas oo ku saabsan Bisha Ramadaan.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 10-aad Bisha Ramadaan

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.