Dhageyso Xalqada 1-aad Barnaamijka Reer Muqdisho Dhibbanayaal Garab Ka Dalbaday Al-Shabaab.
Dhagaystayaal ku soo dhawaada Barnaamij Dhowro xalqo ka kooban oo aynnu kaga hadleynno Daroogada xad dhaafka ah ee kusoo badanaysa Muqdisho,Goobaha zinada loo furtay,Tuugada iyo Ciyaal Weero oo sanadihii danbe looga guuray xaafado ku yaalla Muqdisho kuna faafay degmooyinka Gobalka Banaadir.
Barnaamijka oo la yiraahdo Reer Muqdisho Dhibbanayaal Garab Ka Dalbaday Al-Shabaab waxaa soo jeedinaya Xalqadiisa 1’Aad Maxamed Daahir.
Halkaan Ka Dhageyso Qeybta 1’Aad Barnaamijka Gaar ah Reer Muqdisho Dhibbanayaal GarabKa Dalbaday