Dhageyso:Diirada Jimcaha oo lagu falanqeeyay Filim ay soo saartay Alkataa’ib.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Todobaadle waxaa maanta looga hadlay Documentary ka kooban laba xalqo oo cinwaan looga dhigay “Fadarhum wamaa Yaftaruun” oo lagu burinayo beenta warbaahinta ee ku wajahan Alshabaab.
Waxaa ka qeybgalay Aqoonyahan Ibnu Muflix iyo Wariyayaal katirsan Alfurqaan.