Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 02-09-1444 H,
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco, Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 02-09-1444 H, oo ku beegan 24-03-2023, Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkan Ka Dhegeyso Barnaamijka_Tarbiyada_ Caruurta 24 03 2023