Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 05-09-1444, oo ku beegan27 03-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya cabdullaahi soomaali