Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan, ku Dhageyso Faahfaahinadii ugu Dambeeyey Dagaalkii Janaay Cabdalle.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 15-08-1444, oo ku beegan 07-03-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.