Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 02-09-1444, oo ku beegan 24 03-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir.