Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin hijriguna waxay ku asteysan tahay 05-09-1444, oo ku beegan 27-03-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi
Kubiir👉👉@Sawirrada.
Halkaan Ka Dhegeyso Warka Subaxnimo 27 03 2023